Passive income waa income kusoo gala ama daqli adigoo aanan qasab kugu aheyn inaad shaqeyso ama waxbadan qabato.
Hadaba dadka inta badan waxey ushaqeeyan in ay lacag sameyaaan kawaran hadii aadan shaqo laheyn oo aad dhigato jaamacadaada ama iskuulkaaga ma sameyn kartaa daqli farobadan adigoo aanan qabanin shaqo badan waxbarashadaadana siiwata.
Haa waad samayn kartaa oo sababaha uu qofku udoonto passive income ayaaba kamid ah sidaan .
Hadaba waxaan halkaan kuugu sheegi doona afar xirfadood oo aa ka sameyneyso lacag faro badan adigoo gurigaaga jooga ama jaamacadaada dhiganaya.
Hadii aad barato xirfadahaan waxaad awood uleedahay inaad uyeelanysaa inaad hesho lacago aad iskusii wadikarto mustaqbalkaaga xirfadahani waa kuwo barsahadoodu sahlanthay ..
No1. Creating course / koorso ka sameey xirfa aad leedahay
Inaad koorso ka sameyso xirfad aad leedahay kedibna aad dadka usoo bandhigto adigoo usameynaya socialmedia aad kubaahiso xirfadada waa qaabka ay isticmaalan dadka xirfad yaqaana hadan an lacag heysan kedibna maalinkaste ay ardey cusub lacag kaga sameeyan. furo acedamy online ah kuna bar halkas dadka aqoontaada 1 iyo qof xitaa hadii aad waxbarto adiga waa kuu daqli oo waad kabexeysaa meel fahiga
No2. Youtube channel / sameynta janaal youtube ah
dadka caanka ah ee aad daawato maalinkaste waxey lacag ka sameeyan daawashadaa aad daawaneyso muqaalkooda wuxuuba rabo ha ahaade sidoo kale youtube janalku waa waxyaabaha ugu fudud oo ay soomaalidu income wanaagsan kasameyaan waxaad hada sameynsan kartaa youtube mustaqbal leh kedibna waxaad la imaaan doonta keliya taalenti .
No3. Blogging / ama wepsite sameynta.
Wepsite inaad sameysato kedibna aad soo dhigto maqaalo ama article aad soo xulatey maalinkaste ama isbuuci laba mar waxaad kasameyeyn kartaa lacag aad ufarobadan hadii aad barato cilmiga blogginga aad ayuuna usahlanyhay barashadiisa.
No4. Fecebook ads making / sameynta facebook xayaysiin
Tanii waa mid ay sameeyaan somaalida kuwa caanka ah iyo kuwa fecebook pageka wanaagsn leh waxeyna uxayasiiyaan shirkado ganacsigooda halkaasna waxey ka helaan lacago waaweyn waxeyna ku xiranthay viewska aad hesho
O right hada meel ku qoro 4taas xirfad dhamaantod ba waad wada barankartaa sidoo kale midka mid ahna waad barankartaa oo xooga waad saari kartaa lkn marwalba waxaa wanaagsan meelo badan oo daqli kasoo galo inaad leeedahay .
Waxaan soo wadaa mawduuc kale oo faaido leh e fadlan taabo isku xiraha ani iyo adi ee subsribta aad ayaad umahadsanthay
Post a Comment