Timo daadashadu waa xaalad dabiici ah oo qofka lakulanta sababo uu isagu isu ugeystay darted ama cuduro uu qabo oo usabababay xaaladan tima daadashad ah
Caafimaad ahaan inaad bidaar yeelato ama inaad salaxyo
yeelato kuma xirna inaad wanaagsanthayiyo inaad cudur qabto marmarka qaar wxaad
arkeysaa qof caafimaadkiisu sareeyo hadana bidaar leh sidaasoklae waxad
arkeysaa qof xanuusan oo leh timo wanaagsan
Laakiin waxaan kusheegi doona xaalado dhowr ah oo hadaad sameyso ama aad hadaba sameyso oo kuukeeni kara inaad bidaar yeelato si fudud ,
No1. Waxaa kugu yar
unuga shahwada ee testasroum
Markii aad waxbadan xaaskaaga utagto ama aad biyo badan bixiso waxaa kugu sii yaraaanaya testrtoumka kaas oo uxil saran shahwada waxaan aayar ubilaabanaya iney timhaagu korintaantka ay joojiyaan ilaa inta ay shawadaadu kasoo baaaneyso kudadaal in aad badiso shahwadadaada adigoo isticmaalaya waxyaabahan aan kuugu sheegi doono halkan maxaaa shahwada lagu badiyaa?
No2. Stresska ma
walwalka badan.
Inaad stress ku haysto waa waxyaabha timaha lidka ku ah iney si wanaagsan oo dhalaalaya ubaxaan oo waxaa jira unugyo isku xira timaha iyo neerfaha kwaas oo uu qalqal caafimaad ku imaaanayaan markii aad walwalsanthay ma aad murugeysanthay ka fogow walwalka inta aad ka fogaan karto naftaadana mashquuli .
No3. Huurinta timaha markii aad ku xirto koofid
in badan.
Timahaagu waxey ubaahan yihiin hawada ma neefta dabiicig ah ee hawaa heehaabeysa si ay ugu baxaaan oo ayna uga helaan hawo ay ku koraan hadii aad ka qariso ooaad maamnta dhan koofiyada xirantahay waxaa dhaceysa in ay timahaagu heli waayan hawadii kedibna ay bilaaban iney daatan korid iskaba dhaafe.
No4. Isticmaaalka badeeco
qaldan
Inaad isticmaasho badeeco qaldan oo aad umaleysay iney tahay tii loogu talagaley in aaad marsato timaha waa xaalad aad uhalis ah oo keeni karta iney timhaagu daatan halmar iska aqri waxsoosarka ama creamka aad isticmaaleyso kedibna mari waqtiyada ugu haboon ee lamariyo timaha iskana ilaali waxyaabaha timaha jilciya ee aadka kiimikada uleh.
No5. Daryeel la.aanta
ma lasocod la,aanta timhaaga
Inaadan timhaaga aadan daryeelin oo aadan lasocon markaste waxey keensaneysaaa in aad lakulanto xaalada timo daadashada timhaaga korka ayaad ka shaleysaa oo hoosta waxba kama ogid taasna waa inaad ka dheraata oo aad timahaaga dhaqdaa korisaa lana socotaa hoostooda si ay kuugu noqdaan timo wanaagsan.
No6. Dhaxalka ma
aabahaa ooaad ka dhaxasho bidaar
Haduu aabahaa ama awoowga uuleeyhay bidaar waxaaa laga yaaba inaad adiguna yeelato waa mid aan waxna laga qabin Karin oo kusaleysan abuurista alle s.wt iyada waa qaab timahaaga kaaga daadankaraan markii aad dhalinyaro tahay .
No7. Ujarida ama qoor
xiirka xad dhaafka ah
Tani waa qalad ay tima jarayaashu sameeyan oo ay dadka u jaraan qoor xiir weyn oo bidaar kasoo bixinya weliba uu markaste kucelceliyo sidaas waa qaaba qofku uga lumi karaan timaha isagoo yar
Todobadaan qodob waxey ahaayen 7-da ugu waaweyn oo sababa in ay timahagu daatan wey jiraan sababo kale laakiin kuwaan ayaa aad ulumiya timaha fadlan ka digtoonow qodobyadaan hadii aad rabto timo caafimaad qaba .
Post a Comment