Hadiiaadan aqoon wax siigo ladhoho ama aadan sameyn qoraalkan adiga laguuma talo-gelin.

Sidee laysaga joojiyaa siigada sida dhaqsiyaha badan adigoo aanan kulaabaneyn dib danbe.

Waa maxey siigo?

Siigo waa adigoo ku raaxeysanaya dareenkaaga adigoo isticmaalaya gacmahaaga sida kale hadaan udhigo waa adigoo kufalaadaya xubintaada taranka nin iyo naagba midaa rabtid ahoow markaasna raadinaya raaxo meeshii aad xaaskaada uga tagi laheyd.

Maxey kukala duwanyihiin galmo iyo siigo?

Galmo waa utagida xaaskaaga ama haweeney taas oo leh raaxo , taatabasho, riixid , jaqid iwm.
siigaduna waa adigoo meeshi aad haweeney utagi laheyd ka isticmaalaya gacantaada ama kufaaladya gacantaada si aad udareento raaxo wallow waxyarba halkaasna aad biyahaaga iskaga daadiso nin iyo naagba kaa doontid ahoow.

Maleedahay faaido siiagadu?

Hadii rabto runta iyo xaqiiqada siigadu malaha xabad ama waxyar oo faaido ah adigaan qoralka aqrinaya hadii aad sameyso siigada adiga ayaa ka marqaati ah in aysan siigadu wax faaido ah aysan laheyn waxyarba allaha haka dhigee keliya aad adigu karaadineyso raaxo yar oo laba daqiiqo ah taasna aysan faaido aheyn in aad qasaariso ilmahaaga ama shahwaaada keliya.

Dhibaatooyinka guracan ee siigada ;

Lama soo koobi karo dhibaatoyina guracan ee siigada mid jir iyo mid diinba ha ahaate halkaan waxaan kuugu soo gudbin doona dhibaatoyinka uu waaweyn ee siigada laga dhexlo loona baahan yahay in aad aad ogaato ;

1. indho la.aan
2. Xaniyaha ninka oo yaraada dumarkana xubinta taranka oo weynaata
3.maskax la.aan joogto ah ama xifdin la.aan
4. Himada ama rabitaanka galmada oo kaa yaraada
5. Xubinta taranka ragga oo yaraata ama bararta labaduba
6. Dumarka oo aad nacdo dumarkuna ay ragga dhan nacaan
7.timaha oo data nin iyo naagba
8. Stress ama walwal xaga maskaxda ah
9. Shaki iyo walbahaar oo ku dugaalsadaa
10. Dhabar xanuun joogta ah
11. Ilahey oo aad kasii fogaato marka aad sameyneyso siigada
12. Qofka oo aan ordi Karin
13. Daal joogta ah
14. Wanaha oo ku xanuuna iyo oon faro badan
15. Hurdo badan iyo caajis jogto ah
16. Awoor dari badan iyo enerji la.aan
17. Midabkaaga oo taga
18. Diif joogto ah iyo xaaqo taas oo ay sabab utahay difacagi oo yaraadey
19. Quruxdaadi iyo misaankagi oo taga
20. Finan kaasoo yaaca wajiga
21. Cimri dagdag adoo yar oo u ekaada qof da.diisa kaweyn

Subxanallah intaas oo dhibaato ah ayay leedahay oo weliba ay kuwo kale ay jiraan oo yaryar oo kuwaan kabadan waa caado noloshaada ka dhigeyso qashin noloshana kaa rideyso

Sidee ujoojin kartaa / Mala joojin karaa siigada?

Haa ! waa la joojin karaaa siigada laakiin waxey uaahnathay go.aan adag oo ah in aad joojiso siigada ma aha wax si sahal ah laysaga jari karo oo waa sida daroogo oo kale sidoo kale halkaan wax aan kugu sheegi doona talaabooyin aad qaadi karto si ad isaga joojiso siigada:

halkaan waxaad ka daawan kartaa sida uuu fudu ee siigada aad iskaga bistaajin karto:

TAABO HALKAN

 









 


1 Comments

  1. Waxbadan ayaan ka bartey Qoraalkaaga Mahadsanid Gutale

    ReplyDelete

Post a Comment